Dowladii ugu horeysay Yurub oo gebi ahaan Mamnuucday talaalka AstraZeneca

Denmark ayaa noqotay dalkii ugu horreeyay ee gebi ahaanba joojiya isticmaalka tallaalka fayraska corona ee AstraZeneca. Guddiga caafimaadka Qaranka dalkaas ayaa sheegay inuu jiro xiriir ka dhaxeeya tallaalka AstraZeneca iyo dhiig xinjiroowga. Waxay Denmark sheegtay in fayraska ay xakameeyeen sidoo kalana ay dalka yaallaan tallaallo kale, sidaa darteed waxay sheegeen inay gabi ahaanba joojiyeen isticmaalka … Continue reading Dowladii ugu horeysay Yurub oo gebi ahaan Mamnuucday talaalka AstraZeneca